Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay bartamaha Magaalada Kismaayo

Sida ay sheegayaan Wararka laga helayo magaalada Kismaayo dagaal qaraar ayaa ka qarxay magaalada, kaasoo u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan maamulka Jubbaland. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegay in labada dhinaca ay is weydaarsanayaan hubka culus iyo kuwa fudud, waxaana la soo weriyay inay ilaa afar qof ku dhinteen oo uu ka mid yahay oday … Continue reading Dagaal culus oo goor dhow ka qarxay bartamaha Magaalada Kismaayo